Intii S/land Nalaku Aqlibi lahaa Muuse Biixi waan ku Raacsanahah MOU Bada Itoopiya. Boqor Buurmadow
46,241
Published 2024-07-05
All Comments (21)
-
Full Taariikhda Daraawiishta' https://youtu.be/Hb0ifIlG9Pc
-
jaajuus maahee markuu arkay cadowgii oo gudaha rag ku yeeshay ayyuu xiniinyihiisii lasoo baxay colaad iyo nabadba wax buu ka tari karaa inkastoo dalka dambiyo hore uu ka galay
-
Dalkeenu wuu jirayaa, Nin Meel kale kasoo duuLay waxba ma samaynkaro ee horumarka dalka halaga shaqeeyo
-
Mashaa Allah guulesta guulesta guulesta reer awdale state waa dad jira ❤❤❤
-
Saylaca SOMALIA BRO NFD JABUTI OGADENYA VON SOMALIA NISSA 1960 1977❤❤❤❤❤
-
Alaahu Akbar Mashallah Tabarakallah !!!!!!! from saylac wanafar
-
mashaa allaah guuul iyo.gobanimo Somaliland
-
Jahawareer buu reerku galay alaha sahlo
-
Awdal States Mouvement good job Gardabuusi ❤❤❤
-
Dibad warreegii ayuu kusoo daalay 😂😂😂😂
-
BALAAYO MADOW, TAARIIKHAHA AYUU BADDALAA.
-
Boqorka Geeska Cismaan Buurmadow waa nin kala garanaya mucaaridnimada iyo Qaranka hore u socodkiisa Runtu Ayuuna ka Hadlayaa Somaliland Maanta duulaan weyn oo is baheysi Ayaa kusoo Socda Aad u weyn Nin Ragina wuu Garanaya Nacasna loo Sheegi maayo Viva Qaranka JSl weligiiba wuu Jirayaa Taas ku Biyo Caba 😊❤❤❤❤😂❤❤
-
Buurmadoow waaa hunguriiiiii raaaac lama aaaminiiii karooooooo
-
Samarooneey walaal na fasaxa cadaawada warkan ka bax awdal state taageera anaguba waan idin taageernay❤😂🎉😢😮😅😊
-
Nin wayn waxbdan og weeyi xifaaltanka ilmaderadii iyo weerarka cadowg shisheeya waa ukla soocanyihiin boqorka
-
Waa dulaalka gatay dhulka iyo bada Soomaaliland Boqor Buur madow.
-
Hooyadaabaa oromo ah reer samatar waa laan dheere isaaqa habar awal ah, sacad muuse saafi ah
-
God bless Somaliland
-
Xabashi in aan soo raaco ayaa fiican maadama oo aan soomaalidi aan wada dhalanay ay dagaal nagu wadaan
-
Tariiqdq ina igare iyo amalkiisa galmudug ayeytal lakiin itoobiya naga reeba wan idin jecel nahay ❤❤❤